Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay qeyb kale oo ka mid ah qaar ka tirsan erayo Af-Soomaali ah oo warbaahinta Soomaalidu ay u adeegsato meelo aaney ku habooneyn.
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxaa soo diyaariya soona jeediya Axmed Faarax Cali Idaajaa.