Afar Ka mid ah Golaha Wasiirada Kenya oo lagu Dhawaaqay

Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow ku dhawaaqey qeyb ka mid ah liiska xubnaha ka mid noqonaya golihiisa wasiirada.

Waxaa liiska ku jirta danjire Amina Mohamed oo ah gabar Soomaali ah oo markii ugu horeysey noqoneysa xoghayaha Arrimaha dibedda ee Kenya.

warbixin ku saabsan wasiirada la magacaabay halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinada Wasiirada Cusub ee Kenya