Hadraawi oo Abaal-marin la Guddoonsiiyey

Hadraawi

Abaal-marinta Prince Claus ee uu bixiyo dalka Netherlands ayaa magaalada Hargeysa lagu guddoonsiiyey Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).

Danjiraha Netherlands u fadhiya dalka Kenya ayaa magaalada Hargeysa abaal marinta ku guddoonsiiyey Abwaan Hadraawi oo loo gartay inuu yahay shakhsi wax kus oo kordhiyey sugaanta iyo dhismaha bulshada.

Wariyaha VOAda Ismaaciil Xuseen (Farjar) oo xafladda ka qeyb galay ayaa warbixintan soo diray.

Warbixinta oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Abaal-marinta Hadraawi