Gudd. Maxkamadda Sare oo ka Hadlay Qaraxyadii Muqdisho

Ceydiid Cabdullaahi (ilka Xanaf) oo VOA-da wareysi siiyey ayaa sharxaya sida xaalku ahaa markii weerarku ka socday dhismaha garsoorka Somalia. Guddoomiyaha ayaa si faahfaahsan u sharxay sidii lagu soo badbaadiyey.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhismaha maxkamaddu aanu ilaalo ku filan haysanin, haddii la haysan lahaana, laga yaabi lahaa in arrintu sidii ay u dhacday ay ka duwanaan lahayd.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Ceydiid (Ilka Xanaf)