Caweyska: Fanaanadda Hibo Maxamed (Q.3aad)

  • Caasha Cuud

Hiba-nuura

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal, iyo qaybta dambe oo ay marti ku tahay fanaanadda caanka ah ee Hibo Maxmaed Huddoon (Hibo Nuura) oo aan idinka hayno qayb sadexaadoo xiiso leh oo ku saabsan wareysi uu dhowaan Minaplis kula soo yeeshay C/laahi Kolombo.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska