Martida: Madaxweynaha Dowlad Degaanka Somalida Ethiopia

  • Falastin Iman

Cabdi Maxamuud Cumar madaxweynaha Dowladda deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Madaxweynaha dowlad degaanka Somalida Ethiopia Cabdi Maxamed Cumar ayaa VOAda ugu waramay magaalada Addis Ababa, waxuuna marti ku yahay barnaamikeena Martida Makaroofanka ee Todobaadkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Martida iyo Cabdi Maxamed Cumar