Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha

Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha waxaad ku maqli doontaan sida ay todobaadkan horyaallada Talyaaniga, Ingiriiska iyo Spain kooxu u kala badiyeen.

Sidoo kale barnaamijka waxaad ku maqli doontaan falanqeyn ku saabsan herdanka u dhaxeeya kooxaha Manchester United iyo Manchester City.

Barnaamijka oo uu isku soo duway C/laahi Nuur Colombo halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha