Wicitaanka: Warsame Maxamed Xassan Joodax

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaan ku eegeynaa ammaanka magaalada Muqdisho, waxaana barnaamijka marti ku ah guddoomiye ku xigeenka gobalka Banaadir ee dhinaca amniga Warsame Maxamed Xasan 'Joodax'

Barnaamijka oo uu isku soo duway Maxamed Colaad Xasan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha