Dhalinyarada Hiiraan iyo Horumarka Gobolka

Dhalinyarada Gobolka Hiiraan ayaa si isxilqaan ah u dayac tiray qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne iyo goobo kale.

Dhalinyarada ayaa iska uruuriyey lacag jeebkooda ah oo ku fulinayaan howlaha dayac-tirka ah ee ay wadaan.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa magaalada Beledweyne inooga soo diray wariyaha VOA-da Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Dayactirka Beledweyne