Qurbe: Haweenka Soomaaliyeed ee Gobalka Ohio

  • Maxamud Mascadde
Barnaamijka Qurbe ee todobaadkan waxaanu ku eegeynaa xarun ay ku bahoobeen qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee gobalka Ohio ee Mareykanka, kuwaasi oo gacansiiya dumarka Soomalida ee gobalkaas.

Khadra Maxamed Shire "Farxiyo" ayaa barnaamijka uga warantay waxyaabaha ay u qabtaan haweenka Soomaaliyeed iyo caqabadaha ay dumarku kala kulmaan nolosha qurbaha qaasatan tan gobalka Ohio.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Qurbe