Fanaanadda Hiba-Nuura oo u warantay Barnaamijka Cawyska Washington.
Barnaamijka Caweyska ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qodobo si gaar ah xiisa u leh. Waxaana ka mid ah qeybtii ugu horeysay ee wareysi aan la yeenay fanaanadda Somaliyeed ee caanka ah Hiba Maxamed Hiba Nuura.