Dhibaatada Dhaqaale ee Qubrus Maxaa Sabab u ah?

s

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sharxaya taariikhda Jasiiraddan, isha waxsoosaarkeeda, iyo sida dhaqaale xumadu ku bilaabatay.

Prof. Samatar waxa kale oo uu sharxayaa qowmiyadaha jasiiradaas ku wada nool iyo sida ay isula falgalaan.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhibaatooyinka Dhaqaale ee Qubrus