Dowladda iyo Al-Shabaab oo Gedo ku Dagaalamay

Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Soomaaliya oo is garabsanaya ayaa maanta weeraray saldhig ay ciidamada Al-Shabab ku lahaayeen meel magalaada Garbahaarey u jirta 20 KM.

Sida uu VOA u sheegay guddoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Khaliif Kaliil dagaalka ayaa waxaa ku dhaawacmay 3 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda waxaana ku dhintay 5 ka tirsan xoogagga Alshabaab, sida uu Guddoomiyuhu carabka ku dhuftay.

Wareysiga Guddoomiye Maxamed Khaliif Kaliil halkan hoose ka dhagayso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Guddoomiyaha Gedo