Djibouti oo Qabatay Doonyo Somaliland laga Leeyahay

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay doonyo ay ciidamada dalka Djibouti ka qabqabteen badda Somaliland. Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Somaliland Cabdullaahi Cismaan (Geeljire) ayaa VOA u sheegay inay doonyahaasi ahaayeen kuwo ka shaqeeya dhinaca ganacsiga iyo qaar kalluumaysato ah.

Ddhinaca kale wasiirka ayaa ka hadlay 19 Kalluumsato Yemeniyiin ah oo ku xidhan magaalada Ceerigaabo.


Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.


Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Wasiirka Somaliland