Shirkadda Youtube oo Is-balaarinaysa

Shirkadda Youtube ee internetka ayaa balaadhinaysa hawlihii dhinaca internetka ee ay wadday. Shirkaddan oo ku caan baxday soo bandhigida filimada gaagaaban iyo waxyaabaha kale ee ay dadku duubaan, ayaa u halqal taageysa inay tartan adag la gasho telefishanada iyo shirkadaha waaweyn ee soo saara filimada.

Haddaba talaabadan cusub ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Dr. Nuur Jimcaale Faarax oo maadadda Teknolojiyada Macluumaadka ka dhiga jaamacadda Strayer, faraceeda gobolka Minnesota.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

shirkadda Youtube oo Is-balaarineysa