Hay'ad Taakuleysa Waxbarashada Somalia

Hay'adda Somali and American Fund for Education (S.A.F.E.) ayaa soo bandhigtay barnaamij dhaqaale oo ay ku taakuleynayso dugsiyada waxbarashada hoose ee Somalia.Hay'addan ayaa website-keeda kusoo bandhigtay hanaanka arjiyada loo soo qoranayo.

Wareysigan oo VOA ay yeelatay Hodan Ibraahim Guuleed ayaa waxay ku sheegtay in hay'addu ay horay barnaamijyo noocan oo kale ah Somalia uga fulisay, dugsiyo dhowr ahna ay fasallo u dhistay.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.


Your browser doesn’t support HTML5

Somali Education