Muqdisho: Arrintii Kufsiga oo Maxkamadi Go'aan ka Gaartay

Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa sii deysay haweenay sheegtay in la kufsaday oo hal sano oo xarig ah ku xukuneyd, iyada oo wariye iyada wareystayna xukunk hal sano ahaa oo lagu xukumay laga khafiifay, lagana dhigay lix bilood.

Dhinaca kale, qareen labada qof u doodadey ayaa sheegay in uu go'aanka wariyaha racfaan ka qaadanayo, isla markaana uu dawladda Somalia weydiinayo in gabadha la kufsaday loo cadaalad falo.

Wareysi arrimahaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Rape Case 3-3