Soomaaliya Wicitaanka: General Cabdi Mahdi Cabdisalaam March 03, 2013 Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah General Cabdi Mahdi Cabdisalaam oo ka mid ah qabanqaabiyeyaasha shirka jubbooyinka ee ka socoda Kismaayo. General Cabdi waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha Idaacadda VOA. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Barnaamijka Wicitaanka