Faadumo Ileeye oo iska Casishay Aqalka Odayaasha Somaliland

  • Caasha Cuud
Fadumo Jaamac Ileeye, oo ahayd haweenaydii kaliya ee ku jirtay Aqalka Odayaasha Somaliland ayaa maanta xilkeedii iska casishay, iyadoo sheegtay inay aqalkaasi kaligeed ku noqontay cidladuna ay ku qasabtay inay shaqada ka tagto.
Wareysi ay Wariyeheena Caasho Ibrahim la yeelatay Faadumo halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Faadumo Ileeye