Baydhaba: Guddoomiye Xaafadeed oo la Dilay

Aadan Xuseen Aadan oo ahaa Guddoomiyaha Xaafadda Isha ayaa u dhintay qarax ka dhashay bambo gacmeed gurigiisa lagu tuuray, qaraxaas waxa kale oo uu dhaawacay labo wiil oo uu guddoomiyuhu dhalay.

Qaraxa ka dib ayaa ciidamada dawladda iyo ciidamo madani ah oo magaalada ka dhisani ay hawlgallo sameeyeen, iyaga oo aan ilaa hadda wax war ah ka soo saarin howlgalka.

War arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax dilay Guddoomiyaha xaafadda Isha