Habeenkii xalayna waxaa la soo gabagabeeyay ololihii doorashada oo socday labadii todbaad ee u dambeeyay.
Doorashda Jabuuti ee barrito ayaa waxaa markii ugu horeysay in muddo ah ka qeyb galaya axsaabta mucaaradka ah.
Wareysiyo aan la kala yeelanay guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Jabuuti Cabdi Ismaaciil Xirsi, iyo Faysal Mukhtaar oo ah qoraa madax banaan oo ka mid ah Jaaliyadda Jabuuti ee dalkan Mareykanka halkan hoose ka dhageyso.