Alshabaab oo laga Qabsaday Deegaano Hor leh

Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta ururka al-Shabaab ka qabsaday deegaanno cusub oo ku yaalla gobolka Bay.

Deegaanada ay la wareegeen ciidamadu ayaa waxaa ka mid ah Makoon, Buulo-barako, Manaas oo ay ku taalo xero lagu tababari jiray ciidamada iyo tuulooyin kale

Warark laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamadan wadajirka ah ay iminka ku wajahan yiihiin degmada Diinsooor oo la sheegay inay isku uruursanayaan maleeshiyada ururka al-Shabaab.

Warka oo faahfaahsan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warka Qabsashada Deegaanada Gobalka Bay