Rag kale oo loo Qabtay Dilkii Sheekh Cabdulqaadir

  • Ismail Mohamed
Somaliland ayaa gacanta ku dhigtay laba qof oo loo aanaynayo inay lug ku leeyihiin Dilkii magaalada Garoowe loogu Geystay alla ha u naxariistee Sheekh

Cabdulqaadir Nuur Faarax, labadan qof ayaa la qabtay iyaga oo doonayey inay u soo gudbaan dhinaca magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool,
Warbixin ku saabsan halka hoose ee Qoraalka ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta ragga loo qabtay dilka sheekha