Dowladda oo Ku Bixineysa $50 Kun Madaxa Kuwa Dila Wariyeyaasha

  • Xasn-kaafi Qoyste
Ra’iisul-wasaaraha Somalia, Abdi Farah Shirdon (Saacid) oo maanta kulan la qaatay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in 50kun oo dollar oo abaalmarin ah la siinayo ciddii soo sheegta meesha ay ku sugan yihiin dadka geysta dilalka weriyayasha..

Warbixin arintan ku saabsan qeyba hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta oo maqal ah