Farsamada Casriga ah & Doorka Africa

  • Mohamed Olad
Jaamacadda Oxford ee Britain ayaa waxaa lagu qabtay shir looga hadlayay sida ay Africa uga faa'ideysato Farsamada Casriga ah.

Cabdirashiid Maxamed Saciid(C/rashiid Dahabshiil) oo ah maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil ayaa ka mid ahaa dadkii lagu casuumay Kulankaasi ee matalayay dhulka Soomaalidu ay degto ee Geeska Africa.

Wareysi aan Cabdirashiid la yeelanay qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso;

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga C/rashiid Dahabshiil