Martida: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Martida: Gudoomiyaha Gobolka Banadir Mohamud Ahmed Nuur Tarsan waxa uu ka hadli doonaa xaalada guud ee gobolka iyo soo laabashada qurba joogta.
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkan marti inoogu ah gudoomiyaha gobolka Banadir Mohamud Ahmed Tarsan. waxaan gudoomiyaha wax ka weydiin doonaa xaalada amaanka iyo soo laabashada qurbajoogta ay dib ugu laabanaan qaarkood magaalada Muqdisho. sidoo kale waxaan gudoomiyaha weydiin doonaa casuumadaha uu maamulka gobolka u fidinaayo fanaaniinta Soomaaliyeed iyo waxa uu isleeyahay wey soo kordhin karaan, waxaa kaloo uu ka hadli doonaa sida ay u wajahayaan dadka guryahooda iyo hantidooda kaleba la heysto gaar ahaana gobolka Banadir.



Your browser doesn’t support HTML5

Martida: Gudoomiyaha Gobalka Banadir