Wicitaanka: Garyaqaan Ceydiid Cabdullaahi (Ilka Xanaf)

Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somalia, Garyaqaan Ceydiid Cabdullaahi (Ilka Xanaf), waxana su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA oo meelo kala duwan oo dunida ah jooga.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare