Faaqidaadda: Digniinta Britain Iyo Jawaabta Somaliland

  • Sahra Nuur
Barnaamijka Faaqidaadda Tobaadka waxa uu ku saabsan yahay digniintii Britain ee tilmaameysay in khatar dhinaca ammaanka ahi ay ku soo fool leedahay Somaliland iyo jawaabta ay dowladda Somaliland ka bixisaay digniintaas.

Barnaamijka ayaa waxaa dood isku weydaarsanaya mas'uuliyiin ay ka mid yihiin. Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland Maxamed Nuur Caraale "Duur",
guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax,
guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng; Faysal Cali Waraabe, iyo wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale.

Barnaamijka oo dhan halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Todobaadka