IGAD oo Taageertay Qorshaha Dawladda Somalia

IGAD LOGO

Shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa lagu sheegay in urur goboleedka IGAD uu taageeray qorshaha mudnaanka koowaad siinaya waxyaabaha u ay doonayeyso in dawladda Somalia ay fuliso.

Dhinaca kale, waxaa jir jaraa'id wada qabtay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Fawzia Y. Xaaji Aadam iyo Wasiirka Afrika ee Britian, Mark Simmons. Labada mas'uul waxay ka wada hadleen shirka arrimaha Somalia ee bisha May ka dhici doona magaalada London.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Ururka IGAD iyo Dawladda Cusub ee Somalia