Faaqidaadda: Siyaasadda Maraykanka ee Somalia

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee maantu waxa uu ka hadlayaa sida aqoonsigii Maraykanku uu dhawaan u fidiyey dawladda Somalia uu u saameyn karo kaalmadii Maraykanka ee maamulada kale ee Somalia ka jira.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Siyaasadda Maraykanka ee ku Aaddan Somalia