QM oo Walaac ka Muujisay Kufisga ka Jira Somalia

  • Mohamed Olad
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay aad uga walaacsantahay kufsi la sheegay inuu ku soo kordhayo Somalia, agaar ahaan xeryaha dadka barakacayaasha ah, ay ku noolyihiin.

Hadalkan ayaa ku soo beegmay iyadoo dhawaan booliska Somalia ay xireen wariye Somaliyeed oo wareysi la yeeshay, haweney u sheegtay inay kufasdeen rag ka tirsan ciidmada dowladda Somalia.

Warbixin ku saabsan halkan hoose ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixin QM: ee Kufsiga Somalia