Qareenka Mahdi Xaashi: Mahdi Caddeyn Laguma Hayo

Mahdi Xaashi oo dhawaan dawladda Britain ay ka xayuubisay dhalashada dalkaas ayaa laga soo qabtay dal Afrika ku yaalla, lana keenay New York, iyada oo lagu eedeynayo argagixisonimo. Hase yeeshee, qareenka Mahdi Xaashi ayaa sheegay in aaney jirin wax caddeynaya in Mahdi uu ururadaas xiriir la leeyahay, taas oo dawladda Maraykanku ay soo bandhigtay.

Wareysi arrintaas la xiriira oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dacwadda New York