Obama oo u Riyaaqay Heshiiskii Congresska

US Fiscal Cliff

Cogresska Maraykanka ayaa meel-mariyey heshiiskii lagaga fogaanayey wixii loogu magac daray "ka dhicidda gebiga", kaasoo oo Madaxweyne Obama uu ammaanay.

Hoosta ka dhageyso warbixin iyo wareysi arrintaas ka hadlaya

Your browser doesn’t support HTML5

Heshiiska Hanaanka Maaliyadda