Arrintan ayaa cirka ku sii shareertay murankii maalmahan ka taagnaa golaha deegaanka Saylac kadib doorashooyinkii golayaasha deegaanka ee ka dhacay sannadkii hore Somaliland.
Wafdi ka socday maamulka Somalilan doo horkacayay madaxweyne kuxigeenka Somaliland ayaa ku soo noqday Haregsa kadib markii ay tageen Borame si ay xal u helaan arrimaha ka taagan Saylac.
Wafdigan ayaa galabta Hargeysa ku soo noqday iyagoo faro maran oo aan wax horumar ah ka gaadhin xal u helida arrimaha ka taagan Saylac.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso wareysiga duqa cusub iyo wasiir ka tirsan Somaliland