Wasiirro iyo Saraakiil Ciidan oo Kismaayo Tagey

Kismaayo

Wasiirro ka tirsan Dawladda Federaalka ah ee Somalia iyo saraakiil ciidanka milatirga ah ayaa maanta booqday magaalada Kismaayo, iyaga oo la kulmay maamulka magaalada.

Dhinaca kale, Ururka Al-Shabaab ayaa tacshiirad ku furay dayuurad kuwa rakaabka ah oo maraysa hawada Kismaayo, iyada hal qof uu dhaawacmay.

Wareysi arrimahaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Axmed Madoobe iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha