Caweyska: Fanaanka Shariif Jeeg

  • Caasha Cuud
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qaar ka mid ah ereyada afka Soomaaliga oo sii lumaya, nin jeelka laga sii daayay maalinitii ay dhacaysay xafaladda arooskiisa, balse nasiib darro, haddana dib loogu celiyay jeelkii intii aanay dhicin xafladda arooskiisa, iyo sidoo kale wareysi aanu la yeelanaya fannaanka dhinaca banaadiriga ee Shariif Cismaan Maye "Shariif Jeeg."

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.


Your browser doesn’t support HTML5

Caweyska