Wicitaanka: Wasiir Cabdixakiim M. Xaaji Fiqi

Barnamaijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Gaashaandhigga ee Somalia, Cabdixakiim M. Xaaji Fiqi. Wasiirku waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka: Wasiirka Gaashaandhigga Somalia