Martida: Guddoomiyaha Somali Pen

Meb Keflezighi of the U.S. reacts as he wins the men's division at the 118th running of the Boston Marathon in Boston, Mass., April 21, 2014.

Barnaamijka Martida waxaa marti ku ah Aadan Xasan Aadan oo ah guddoomiyaha ururka qorayaasha iyo hal-abuurka Soomaaliya ee PEN, wuxuuna ka hadlayaa xuska 40-guurada ka soo wareegatay markii la qoray farta Soomaaliga taasoo dhawaan lagu qabanayo dalka Djibouti.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Martida