RW Saacid oo Dhameystiray Golihiisii Wasiirrada

Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magacaabay shan wasiiru dowle iyo labaatan wasiir ku-xigeen. Magacaabistan ayaa dhameystiraysa golihii wasiirrada ee in muddo ahba laga sugayey Ra'iisal Wasaare Saacid.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhameystirka Golaha Wasiirrada Somalia