Soomaaliya Wareysi Gaar ah: Prof. Cali Khaliif Galaydh December 09, 2012 Prof. Galaydh oo nagu soo booqdo istuudiyaha VOA ee Washington ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Maamulka Khaatumo iyo xiriirka Somalia iyo dalalka dibadda. Prof. Galaydh waxa uu u waramay wariyaha VOAda Caasha Ibraahim (Cuud) Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Wareysiga Prof. Cali Kh. Galaydh