Soomaaliya Caweyska: Cabdirisaaq Axmed Faarax 'Gaadaco' Desembar 08, 2012 Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhageysan doontaan qeybtii ugu danbeysay ee wareysiga fanaanka C/risaaq Axmed Faarax (Gaadaco) iyo sheekooyin xiisa leh oo aad ka heli doonto. Barnaamijka oo dhan halka hoose ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Caweyska Washington