Burcad-badeed la geeyey Somaliland iyo Puntland

17 Maxaabiis burcad-badeed Soomaali ah oo ku xidhnaa jeelasha jaziiradda Seychelles ayaa loo gudbiyay Somaliland iyo Puntland. 12 maxbuus ayaa shalay iyo maanta loo gacan galiyay Soomaaliland halka 5 kalena maanta loo gudbiyay Puntland.

Maxaabiistan ayaa qaarkood lagu xukummay xukunno xabsi ah u dhaxeeya 8 ilaa 24 sannadood, kuwaasoo muddada xabsigooda ku dhamaysan donna jeelasha Somaliland iyo Puntland

Warbixinta oo dhameys tiran halka hoose ka dhagayso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Buracad-badeedda