Faaqidaadda: Dilalka iyo Amni-darada Soomaaliya

Baabuur lagu Qarxiyay Muqdisho.July 16, 2012

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dilalka iyo amnip-xumada ka jirta magaalooyinka ay ka taliso dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM.

Barnaamijkan waxaa lagu falanqeynayaa cidda ka danbeysa dilalkaasi iyo waliba sida wax looga qaban karo.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda