Soomaali Dib Loogu Celiyey Muqdisho

Dhalinyaro Soomaali ah oo deggenaa dalka Mareykanka ayaa maanta dib loogu celiyey magaalada Muqdisho

Dhlinyarada oo loo heystay danbiyo kala duwan oo ka ay galeen dalka Maraeykanka, ayaa maanrta laga dejiyey garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Dib u celinta dhalinyarada iyo hanaanka amaanka ee garooonka Muqdisho waxaa warbixintan nooga soo diray weiyaheena Axmed Xasan Colaad.

Warbixinta oo dhan waxaad ka dhagaysataa qeybtan hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Dadka la Celiyey