Barnaamijyo: Dhismaha Nabadda Soomaaliya

Waa barnaamijyo taxane ah oo oo aynu ku eegayno dhismaha Nabadda Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyay Maxamed Colaad Xasan.

Qaybtan waxa ay ka hadlaysaa sababaha ay u guuldareysteeen shararkii diib-u heshiisiineed ee loo qabtay kooxihii Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhismaha Nabadda Soomaaliya


Qeybtan labaad waxa ay ku saabsan tahay fargalintii milatriga ee Soomaaliya lagu sameeyey iyo waxyaabihii ka soo baxay.

Your browser doesn’t support HTML5

Faragalintii Milateri ee Soomaaliya


Qeybtan Sadexaad waxa ay ku saabsan tahay in awood milatari ay kaliya keeni karto xalka Soomaaliya iyo in kale

Your browser doesn’t support HTML5

Dhismaha Nabadda Somalia


Qeybta Afraad waxay ka hadlaysaa doorka dib u heshiisiinta ee barnaamijyada dhismaha nabadda ee Soomaaliya.