Wasiirro Carbeed oo Gaza u Socdaalaya

Shir ugu soo gabagaboobay magaalada Qaahira ayaa Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Carabtu ay isku raaceen in wafdi heer wasiir ah loo diro Ghaza.
Booqashadan ayaa looga gol leeyahay, sida ay wasiirrada Carabtu sheegeen, in lagu garab istaago shacabka reer Ghaza ee dhibtu gaartay.

Wali waxa sii socda duqeymihii ay labada dhinac ee Israel iyo Falastiin isku hayeen.

Warbixin arrinta wafdiga ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wafdi Carbeed oo Ghaza u Socdaalaya