Faaqidaadda: Ololaha Doorashada Somaliland

doorashada somaliland

Barnaamijka Faaqidaaddu wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay ololaha doorashada deegaanka ee Somaliland oo la qaban doono dhammaadka bishan November.

Barnaamijkan waxay ka qeybgalaya saraakiil ka tirsan ururada Siyaasadda ee Somaliland ee doorashadan u tartamaya.

Barnaamijkan waxaa Hargeysa ku soo diyaariyay weriyaha VOA, Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda