Turkey oo Dib u Dhisaya Aqalka Baarlamaanka

Somalia's Parliament, August, 2011

Wasiirka arrimaha dibedda ee Turkey, Ahmed Davutoglu oo maanta Muqdisho tagay ayaa hadal uu ka jeediyay baarlamaanka Soomaaliya ku sheegay in Turkey ay dib udhisid gabi ahaan ku samayn doonto golaha shacaba ee Baarlamaanka.

Guriga baarlamaanka ayaa ku bur-buray dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Xildhibaannada baarlamaanka ayaa kulamadooda ku qabta qeyb ka mid ah baarlamaanka.

Qeyta hoose ka dhageyso warbixinta.

Your browser doesn’t support HTML5

Dib-u-dhiska Baarlamaanka