Madaxweyne Faroole oo Urur Siyaasadeed ku Dhawaaqay

Ururkan oo lagu magacaabo Horseed ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee laga sameeyo maamulka Puntland
Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole oo in muddo ahba ka hadlayey in la soo gaaray xiligii Puntland ay u gudbi lahayd hanaanka xisbiyada oo ay ka gudbi lahayd hanaanka qabiilka ku saleysan ayaa noqday siyaasigii ugu horeeyey ee sameysta urur siyaasadeed.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Urur siyaasadeedka Horseed