Holland: Soomaali Qaxooti ah oo Laga Saaray Xero ay ku Jireen

Qaxooti u badan Soomaali oo loo diidey in loo aqabalo qaxootinimo ayaa waxa laga saarey xeryihii ay ku jireen iyadoo ka dibna ay qaxootigaasi xeryo iskood ah ka sameysteen magaalada Amsterdam, Netherland.

Qaxootigan ayaan heysan adeegyada aasaasiga ah iyagoo ku nool teendhooyin aan qabowga si wanaagsan u celin Karin, guud ahaana xaalada qaxootigan ayaa Falastin Ahmed Iman waxa ay ka wareysatey Ilyan Mohamed Mahdi oo ka mida qaxootigaas ugu horeyna waxa ay weydiisey sababta ay xeryihiii hore ee ay degenaayeen ay uga soo baxeen?

Wareysiga oo dhamaystiran hoos ka dhagayso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Qaxootiga Holland